Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland oo ku baaqday in la caawiyo dadka barakacayaasha

0
66
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Jubbaland waa ku sugan dad badan oo saameyn ku reebtay dhibaatooyinkii isbadalka Cimilada oo ay kamid yihiin Roobabkii daadadka watay, Fatahaadihii Wabiga iyo abaarihii.
Dowladd Goboleedka oo arimahaasi iyo dhibaatooyinkaasi ka jawaabeyso ayaa deegaanada dalcada Luglow, Istanbuul, Ceel Jaale 1, Ceel Jaale 2, deegaanka buulo bartire iyo deegaanka Qaamqaam dib u dajin ugu sameysay dadkii ay saameysii dhibaatooyinkii Isbadalka Cimilada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here