Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada Kismaayo iyo Deeganada waqooyi ayaa waxay la tacaalayaan xaalado nololeed oo adag oo ay sabab u yihiin abaaro, colaado iyo saameynta isbeddelka cimilada. Inkasta ay hay’adaha gargaarka ay dadaallo wadaan, haddana baahiyaha ayaa weli ah kuwo aad u sarreeya waxiyna u bahan yihiin in garab istaaag.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.