Hay’adda Ansaar oo Ceel-biyood ka hergelisay Xaafadda Bariisaay ee magaalada Kismaayo

0
277

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Ansaar International oo ka mid ah Hay’adaha ka howgala magaalada kismaayo caawiso dadka barakacayaasha iyo qaxootiyada ayaa waxay ay sameysaa mashaariic lagu caawinaayo dadkaasi.

inta badan dadka barakacayaasha ku nool xeryaha qaxootiga ma helaan biyo ku filan sidaa daraadeed dadka muxsiniinta iyo Hay’addaaha ayaa waxaa ay ka caawiyaan in ay u hirgaliyaan ceel biyood.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here