Hay’adda Al-Raxma oo Ceel biyood ka Hirgelisay tuulada Hulka ee Degmada Lughaya

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Khayriga Ah ee Al Raxma Ayaa Ceelbiyood Ka Hirgalisay Tuulada Hulka ee hoos tagta Degmada Lughaya ee Somaliland, Ceelkan ayaa waxaa loo waqfay Axmed Yuusuf Dibad Qaali Xaashi Cilmi iyo Maxamed Cabdi Axmed oo geeriyooday dhamaantood.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here