Hay’adaha Jubbaland oo lagula dardaarmay in ay xoojiyaan cadaaladda iyo wadashaqaynta dhaxdooda

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caddaaladda waa tiirka ugu weyn ee gundhiga u ah wada Nolashaha Bulshada hadi Cadaalad lawaaya waxa mesha kabaxeysa Nawad kuwada nolasha bulshada Si loo hela Cadaalad Waxa muhiim ah in Lahela wada shaqeeyaan Hufah oo Dhaxmarta hay’adaha dawladda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here