Hay’adda taya dhawrka Jubbaland oo gubtay raashin xumaaday

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’ada taya dhawrka Dowlad Gonaleedka Jubbaland ayaa raashin ku xumaaday dakada kismaayo ku gubtay magalada kismaayo kaas oo ka kooban bur iyo Baasto

Rashinkaan oo waqti qadatay in la baaro ayaa gaaraya ilaa 4.000-oo kiish oo bur ah iyo 10.000 oo kartoon oo baasto ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here