Hay’ada SoDMA oo furtay shirka ka jawaabista arrimaha bini’aaddannimada Soomaaliya ee 2024

0
66
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo ee sanadkaan 2024.
Shirkan waxaa ka soo qayb-galay ku-xigeenka Ergayga gaarka ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna xiriiriyaha gargaarka bini’aadamnimo ee Soomaaliya George Conway, xubno ka socda wasaaradaha gargaarka dowlad goboleedyada, hay’addaha samafalka, deeq-bixiyayaasha iyo madax ka tirsan QM.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here