Hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar gaarsiisay xoolo ay ku afuraan iyo dharkii Ciidda

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta booqasho ay ku tagnay Xabsiga Dhexe ee Xamar waxay gaarsiinnay 5 neef oo geel ah, cabitaanno, iyo dhar aan ku ciidsiineyno maxaabiista ku xiran Xabsiga.
Gudoomiyaha Hay’ada Hormuud Salaam Foundation C/laahi nuur Cusmaan ayaa ka warbixiyey agabka ay soo gaarsiiyeen maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee xamar.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here