Hay’ada ARC oo agab gudoonsiisay dad la baray xirfado kala duwan

0
346

Kismaayo(Idaacada Waamo)xarunta tageerta dib u soo laabashada Qaxootig ee ay maamusho Hay’ada  ARC ayaa  waxaa lagu bartaa  kombuyuutarka, tolista dharka, dhar-kariska iyo xirfada kale, qaar ka mid ah Hooyoyinkii bartay xirfda dhar-karinta  ayaa wax la gudoonsiiyay agab ay ku sii hormarin karaan xiradihii la baray.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here