Haweynka kismaayo oo hirgaliyay Xarun lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo Dhaqanka Soomalida

0
255
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsho walbo oo caalamka ku nool  waxey leedahay dhaqamo u gaar ah, kuwaasi oo ay kamid yihiin Astaamo ka turjumaayo dhaqanka u madaaasi, Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqankooda aad uga  duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Africaanka dhexdiisa agab dhaqameedka  soomalida waxay kamid yihiin farsamoyin dhaxalka  ah kuwaasi oo ay sameyaan dadka somaalida ah waa agabyo aad u qurxoon oo badi laga sameyo Geedaha.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here