Haweenka wax ka barta xarunta horumarinta haweenka Kismaayo oo ka waramay xirfadaha ay bartaan

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar ka mid ah dumarka wax ka barta xarunta horumarinta haweenka Kismaayo ayaa ka warbixiyay xirfadaha ay bartaan iyo waxa ay ka faa’iideen mudadii ay baranayeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here