Haweenka wax ka barta xarunta Habla kaaba oo ka warbixiyay ay bartaan

0
210

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ku yaalla xarumo badan oo ay xirfadaha gacanta iyo farshaxanada kala duwan ku bartaan Haweenka aan horay  wax u soo baran .

Xarunta Habla kaaba waxaa ay ka mid tahay goobaha ay dumarku ku bataan xirfadaha gacanta,waxaayabaha lagu bartana waxaa ka mid ah dhar karinta ,Cillaansaarka ,karinta uunsiga iyo xirfado kale oo ay Haweenku ka faa’iidaystaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here