Haweenka Uurka Leh oo loogu baaqay in ay ku xirmaan goobaha caafimaadka si xaaladooda loola socdo

0
93

Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Haweenka Uurka Leh oo loogu baaqay in ay ku xirnaadaan goobaha caafimaadka si xaaladooda looga socdo, Dhiig yarida waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan Haweenku inta ay ku guda jiraan xiliga uurka Waxaana sababa hoos u dhac ku yimaada waxaa loo yaqaano Macadanta birta taas kor u qaada dhiiga.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here