Haweenka Uurka leh oo loogu baaqay in ay ku dhalaan xarumaha caafimaadka

0
229
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Uurka leh ee ku nool magaalada kismaayo ayaa waxay helaan xarumo si bilaasha loogu adeego  si ay ugu dhalaan .
Laakin Haweenka qaarkood ayaa waxay ku dhalaan Guryaha iyagoo intood badan ay kala kulmaan caqabado badan.
Dhaqtiirta  ku nool magaalada kismaayo kismaayo ayaa Hooyooyinka Uurka leh uga baaqay in aysan ku dhalin Gurayaha balse ay radsadaan xarun caafimaad.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here