Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta Badan Dhaqaatirta Soomaliyeed ayaa waxey haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxaladooyin kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda ayna u dheertahay foosha xanuunkeeda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.