Haweenka oo Loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan horumarinta Nabadda

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland, Marwo Cadar Ismael ayaa waxaa ka sheekeesay doorka ay haweenka ka qaataaan Nabadda

Haweenka ayaa u ah udub dhaxaad hormarinta nabada waxiyna ugu baqaday haweenka Somaliyeed in ay ka qeyb qaatan hormarinta nabada ayna wax ka bartaan daladaha ka sheeqaya bada si ay u sii hormarinayaaan in ay qeyb ka noqadaan dadaalada lagu hormarinayaan Nabada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here