Haweenka oo door muuqdo ka qaata hormarka Ganacsi ee magaalada Kismaayo

0
400
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Soomaaliyeed waxaa loo tixgeliyaa in ay yihiin dad ku fiican hal-abuurka ganacsiga. Waxaa kale oo xusid mudan in markii ay burburtay dowladdii dhexe waxaa burburay dhammaan  Hay’adahii dowladda oo ay ka mid ahaayeen kuwa Waxbarashada,Caafimaadka iyo adeegyada kala duwan ee bulshada.
Ganacsiga ayaa ah waxa kaliya ee Soomaaliya kaga duwanaatay dalalkii kale ee burburay, waxaana ganacstada Soomaaliyeed gaar ahaan Haweenka ay qaarkood door muhiima ka qateen qeybaha kale duwan ee ganacsiga.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here