Haweenka magaalada Baydhabo oo door muhiim ah ka qaata horumarinta Ganacasiga.

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ganacsiga waa isha ugu weyn ee Horumarka dhaqaalaha Soomaaliya haweenka ayaana ka mid dadka sida wayn uga qayb qaata horumarada ganacsi ee dalka ka jira.
Haweenka ku nool Magaalada Baaydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ah kuwo kaalin wayn ka qaata hormarka ganacsi ee ka jira Degmada Baaydhabo ‘gaar ahaan ganacsiyada yar yar ee soo koraya.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here