Haweenka magaalada Baydhabo oo door ka qaata hormarinta dhireeynta deegaanka

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka ayaa waxay   Arrimaha Bulshada ay ka  jiraan kaalin wanaagsan, Sanadihii dambe Soomaaliya waxaa ka socday  Olole lagu dhireynayay Deegaanka si kor loogu qaado bilicda iyo ka hogaajinta Cimilada si looga hortago Nabaad guurka.

Xabiibo Xussien Ali ayaa waxaa ka hadashay  Doorka Haweenka ay ka qaadan karaan dhireynta deegaanka Maadama ay Bulshada kaalin weyn ku leyihiin.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here