Haweenka Macalimiinta Baydhabo oo door Wanaagsan ka qaadanaya Waxbarashada Carruurta

0
90
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Marka laga hadlaayo Waxbarashada ubadka marka la joogo Guriga iyo Goobaha Waxabarashada waxaa door weyn ka qaata Haweenka iyagoo Macalimiin iyo Maamulayaal ka ah iskuualada.
Hadaba maxay tahay kaalinta Haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin waxbarashada Caruuurta  Maano Maxamed Nuur oo ah Maamulaha Iskuulka Gabdhaha Cabdalla Deerow ayaan arintaas wax ka waydiinay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here