Haweenka Leh Hal Abuurka Ganacsi oo Magaalada Kismaayo kusoo badanaya

0
198

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaaliyed Sodonkii sano ee uu dalkeenu burbursanaa waxaa ay ahaayeen ku door muhiim ah ka qaatay samata bixinta bulshada Soomaliyeed ee uu burburku saameeyay. Waxayna inta badan la yimaadeen hal abuur iyo figrado ganacsi kuwaas oo wax wayn ka badaleen nolosha qoysaskooda.

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here