Haweenka kunool Kaamka  Towfiq2 ee Kismaayo oo ka codsaday Dowlad iyo hay’adaha in loo hirgaliyo ceel biyood

0
184
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka Towfiiq2 waxuu  ka mid yahay kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo waxaa ku nool bulshada danyar ah ee  aan heeysanin adeega  asaasiga u ah nolasha.
Dadkan barkacaayasha ayaa waxaa ay ka soo barkacay Degmooyinka hoostaga magalaada Kismaayo waxayna maciin bideen in ay barkacayaal ku noqdaan Kaamka Towfiq2 ee ku yaala  magalaada kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here