Haweenka kunool degmada Kisamayo oo laga digay halista isku-furanka Haweenka

0
92
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isu-furanku waa dhaawac soo gaadha xubnaha taranka ee hooyada xiliga ay umulayso, dhaawacaas oo keena inuu isku furma xubnaha taranka ee marka hore kala xidhna.
Isku- furanka hooyadu wuxuu keeni karaa dhibaato wayn ilaa heer dhimasho ah. Waxa lagu qiyaasa in dumar ku dhaw 2 million ay la noolyihiin isu-furanka waxana laga qabaa qaraada aasiya iyo wadamada saxaraha ka hooseeye ee Africa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here