Haweenka ku shaqeeysta Xirfadda Farshaxanka oo kusoo badanaya magaalada Jowhar

0
78

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sameynta agabka Farshaxanka ayaa ah Hiddo iyo Dhaqan soo jireen ah oo ay caan ku yihiin dadka Soomaalida meel walbo ay joogaan.

Magaalada Jowhar Haween badan ayaa ku shaqeysta sameeyta Farshaxanka noocyadiisa kala duwan sida Babiska, Xaaqinka, Darimaha iyo kuwa kale oo badan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here