Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed waxaa lagu tilmaama inay yihiin laf dhabarta bulshada ayagoona ku suntan doorarka kala duwan ee ay ka qataan hurmarinta bulshada sida nabadaynta, xalinta khilaafaadka iyo is dhiir galinta haweenka dhexdooda ah
Gudoomiyaha haween gobolka Jubbada hoose Faadumo Aadan Kateela ayaa sheegtay inay jiraan dadaalo lagu dhiira galinayo haweenka reer Jubbaand gaar ahaan kuwa ku nool Magaalada kismaayo dhiira galintaas oo taabanaysa dhinacdaya,Ganacsiga iyo wax barashada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.