Haweenka ku nool Degamada Dhoobley oo door wayn ka qaata Horumariinta Nabadda

0
192

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa Waxaa lagu tilmaamaa inay ka mid yihiin Haweenka dunida ugu firfircoon marka loo fiiriyo dadaaladii ay sameyeen mudadii uu dalku bubursanaa oo ay kalin mug leh kaqaateen Samata bixinta bulshada Soomaaliyeed.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa ilaa haatan waxaa ay utaaganyihin sida ay uga qayb qadan lahayeen gudbinta farimaha iyo baaqyada ku saleysan nabada si dalkeena iyo dadkeenaba ay markaasi nabad iyo xasilooni u helaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here