Haweenka ku nool Deegaanka Goobweyn oo sameeya Agab dhaqameedka Soomaalida

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Deegaan Goobweyn ayaa wali gacanta ku hayo dhaqankii hore ee Soomaalida iyagoona sameeya agabka guryaha laga isticmaalo noocyadisa kala duwan si ay shaqa abuur ugu noqoto oo nolosha Qoysaskoda ugu mareyaan iyagona sido kale xirfadan bara gabdhaha deganka  Goobweyn si ey dhaxal ahaan uga tagan oo hadhow iyagana uga faideestan agabka ey sameyaan hawenkan ayaa waxa kamid ah dermaha masafta xaqimada dambilada dhiisha babiska iyo kuwa kalo badan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here