Haweenka ku nool Baaydhabo oo codsaday in loo badiyo xarumaha farsamada gacanta

0
72
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira haween badan oo ku nool Magaalada Baaydhabo ee xarunta gobolka baay ku waas oo raba inay bartaan ama ku biraan xarumaha lagu barto xirfadaha kala duwan ee gacanta .
ilaa dhowr Xarumood oo haweenka lagu baro xirfadaha gacanta ayaa ku yaala Magaalada Baaydhabo waxaa ayna qaataan tiro go’an oo haween ah ku waas oo labaro xirfahada cilaan, saarka harqaanka qurxinta dumarka iyo xirfado kale  ayadoona ay jiraan haween badan oo jecel in xirfadahaan ay bartaan balse aan wali fursad u helin.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here