Kismaayo(Idaacadda Waamo)Suuqa Farjano ee magalaada kismaayo wuxuu ka mid ahaa suuqyada ugu wanaagsanaa barisamadkii,iydoo dadka degan Xaafadda Farjano ay u adeeg doonan jireen.
Hadaba qaar ka mid ah Haweenka ka ganacsada suuqa Farjano ayaa waxaa ay ka cod sadeen dowlada iyo Hay’adaha ka howlagala magalaada Kismaayo in laga hagaajiyo leydhadhka cadceedda ku shaqeeya si ay suuq oga ganacsadaan Habeenkii.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.