Haweenka Kismaayo oo loogu baaqay inay xooga saraan barashada farsamada gacanta

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose  waxaa ku yaala xarumo badan oo haweenka lagu baro farsamada gacanta iyo wax barashada kale ee aas aasiga ah ayadoona inta badan fursada la Siiyo haween aan horay u helin wax barashada ku waas oo la baro xirfado kala duwan oo ay ku shaqaysan karaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here