Haweenka kismaayo oo dowr wanaagsan ka qaata hormarinta arimaha qooska.

0
321

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Haweenka ayaa dowr muuqda ka qaatay hormarinta qoyska iyo ka shaqeenta nabada tan iyo bur burkii ka dib.

Haweenka soomaliyeed ayaa waxa ay qabanayeen shaqooyin adag taas oo ay ku qasabtay dan iyo duroofo jiro owgeed, haddaba haweenka ku nool Jubbaalnd ayaa  ka aragti dhiibanaya sida haweenka ay kaalin uga qaataan hormarinta arimaha qoyska iyo ka shaqeenta amniga iyo nabadda.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here