Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada haweenka ee ka dhisan degmada kismaayo ayaa kaalin wayn ka qaata wacyigalinta bulshada gaar ahaan xalinta qilaafyada bulshada ka dhex dhaca wacyigalinta laxiriirta nabadaynta .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.