Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’olahan oo loogu magacdaray qurxiso magaaladada isla markaana uu hal-abuurkeedu lahaa Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa ka socdo xaafadaha kala duwan ee magaalada kismaayo iyo waddooyinka halbowlaha u ah magaalada.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.