Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wixii ka danbeeyay bur burkii dalka ka dhacay sodon sano ka hor haween soomaaliyeed waxaa ay noqdeen kuwo u dub dhaxaad u ah bulshada una istaagay ka qayb qaadashada samata bixinta umada soomaliyed ee ay colaadaha sokeeye ku habsadeen .
inta badan nolosha qoysaska soomaaliyed waxaa ay ku tiirsantahay haween oo ah ku miciin biday in ay ka shaqeeyaan shaqo walba oo ay isleeyihiin waxaa aad ka maareyn kartaan nolosha qoyskiina iyaga oo aan fiirin halista ay shaqooyin qaar kala kulmaan.
Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.