Haweenka ka shaqeeya Dhismaha Guryaha oo Duruufo Adag ku Shaqeeya

0
257

Kismaayo(Idaacada Waamo)Haweenka ka shaqeeya Dhismaha Guryaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxay ka warameen duruufaha adag ee ay ku shaqeeyaan,iyo waxa ku kalifay shaqadaan adag.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here