Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wixii ka danbeeyay burburkii dalka ka dhacay soddon sano ka hor Haween Soomaaliyeed waxaa ay noqdeen kuwo u dub dhaxaad u ah bulshada una istaagay ka qayb qaadashada samata bixinta umadda soomaliyed ee ay colaadaha sokeeye ku habsadeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.