Haweenka ka ganacsado Cowska oo maalgelin codsaday

0
409

Haweenka ka ganacsado Cowska ee magaalada Kismaayo ayaa waxay Idaacada Waamo u sheegeen in aysan faa’iido badan ka helin iibinta cowska,maadama ay caruur iyo qoysaskooda ku biilaan waxa ay ka helaan,waxayna codsadeen in maalgelin loo sameeyo.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here