Haweenka Shaaha kariya degmada Dhoobleey oo Cabasho muujiyay

0
176
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Ka ganacsado Karinta Shaaha Ee degmada Dhoobley ayaa Cabasho Ka muujiyay caano yarida ka jirta Degmada, Mudooyinkan dambe ayaa laga daremayaa Magaalada Dohobley caano yari taas oo saamayn ku yeelatay Haweenka ka ganacsada Karinta shaaha ee ku nool Degmada Dhoobleey.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here