Haweenka ka Ganacsada Qaadka oo ka Warbixiyey Caqabadaha ay Kala Kulmaan iibinta qaadka.

0
240

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka soomaray ka dib waxaa haweenka Soomaaliyeed soo wajahay duruufo adag, iyagoona qabanayey shaqooyin kala duwan si ay nolal maalmeedka caruurtooda uga raad sadaan.

Hadaba qaar kamid ah Haweenka ka ganacsada Qaadka ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa inooga waramay sababaha ku dhaliyey in ay qaadka ka ganacsadaan iyo Caqabadaha ay kala kulmaan iibintiisa.

Fartuun Nuur Aadan ,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here