Haweenka ka Ganacsada iibinta hilibka oodkaca oo ka warbixiyay Ganacsigooda

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskaashato haween ah oo la magac baxay Horseed ayaa ka shaqeeya iibinta hilibka geela oo oodkac laga dhigay kaas oo ay ka shaqaynayaan mudo laba sano ah, hadaba qaar kamid ah haweenkaasi ayaa inooga waramay qaabka ay uga qanacsadaan iibinta ood kaca iyo waaxa ku dhaliyay qabashada shaqadaasi.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here