Haweenka Jubbaland oo dowr muhiim ah ka qaata Xalinta Khilaafaadka Bulshada.

0
390

Kismaayo(Idaacada Waamo)Haweenka ayaa ka waramaya doorka ay ku leeyihiin xalinta Khilaafaadka iyagoona sheegey in haweenka ay iyaga u nugul yihiin hadii khilaaf dhaco saas darteedna ay jacel yihiin sidii nabad waarto loo heli lahaa.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here