Haweenka Jubbaland oo codsaday in la garab istaago

0
265

Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiyaasha ururka Haweenka degmada Kismaayo iyo kan gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ay si wada jira ah Jubbaland ugu codsadeen in Haweenka lagu garab istaago shaqooyinka ay qabanayaan iyo in loo fududeeyo howlaha kaga xiran Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here