Haweenka iibiya Sanbuusaka oo ku soo badanaya magaalada Jowhar

0
150

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo ku nool magaalada Jowhar ee Gobolka shabellaha dhexe ayaa ku shaqeysto sameynta sambuuska inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Hawenkaan ayaa shaqo abuur ka helay sameynta sambuuska iyagoo malintii u sameyo hawenka kale ee ku nool magaalada Jowhar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here