Haweenka Guryaha ka Shaqeeya oo sheegay In ay Caqabado Kala Kulma dadka ay u shaqeeyaan

0
195

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah haweenka ka soo jeeda qoysaska danyarta ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa waxay subax kasta u shaqa tagaan guryaha Magaalada si ay u qabtaan shaqooyinka guryaha laga qabto sida dhar dhaqida, cunta karinta iyo shaqooyinka kale oo la mid ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here