Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo dhawaantan ladhisey xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada buurhalaba ee Gobolka Baay ayaa Xildhibaanad Bishaaro Ali Nuur oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Dowlad Goboleedka koonfur-Galbeed Soomaaliya waxaa ay magaalada buur hakaba kulan kula qaadatey xubnaha haweenka ah ee ka tirsan golaha Deegaanka Degmada Buurhakaba ee dhawaan ladhisey ayadoona kula dardaarantey in ay ka shaqeeyaan dowladnimada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.