Haweenka Gobolka Hiiraan oo ku soo badanaya tacbashada Beeraha

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka  ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiraan ayaa bilaabay in ay tacbadaan dalagyada kale duwan ee kabaxo beeraha kuyaallo duleedka magaalada Baladweyne.

Dalagyada ay tabcadaan Haweenkaan waxaa ka mid ah Digirt, Masgada iyo Sinsinta iyagoo u iib geeyo suuqyada Magaalada Baladwayne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here