Haweenka Gobalka Shabeellaha Dhexe oo Baaq Loo jeediyay

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Marwo Ruqiyo Cabdulle, oo si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolkaasi ay ku leeyihiin horumarinta nadaafadda iyo bilicda deegaanka ayaa bulshada ugu baaqday in si wada jir ah looga shaqeeyo Nadaafada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here