Haweenka Ganacsiyo yar-yar ku leh suuqyada Kismaayo oo maalgalin loo sameeyay

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bankiga IBS faraciisa magaalada Kismaayo ayaa wuxuu maalgalin u sameeyay qaar ka mid ah haweenka Ganacsiga yar-yar ku leh suuqyada magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here