Kismaayo(Idaacada Waamo)Badi qoysaska soomaaliyeed waxaa mareeynta nolashooda la daalaa dhaca dumarka oo iyagu noqday xubnaha u dhaq dhaqaaqa qoysaskooda, waxaana ay haweenka ka shaqeeyaan shaqooyin badan oo aad u adag si ay u debaraan biilka maalinlaha ah iyo waxbarashada caruurta.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.