Haweenka Ganacsiyada ku leh kaamanka barakacayasha Baladweyne oo codsaday in maalgalin loo sameeyo

0
161
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo ku nool kaamka Doon- gaduud oo ku yaalo xaafada Kooshin ee magaalada Balad-weyne ayaa sameysatay fursado ganacsi oo ay nolosha qoysaskooda ku maareeyaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here